Daawo: Munaasibad Ay Xilka Kula Kala Wareegeen Maamulka Cusub Ee Degmada Alley-baday iyo Maamulkii Hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Munaasibad Ay Xilka Kula Kala Wareegeen Maamulka Cusub Ee Degmada Alley-baday iyo Maamulkii Hore
December 7, 2017 - Written by Reporter:

Alley-baday(W,N)-Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay Gudoomiyihii hore ee Degmada Alley-baday iyo Gudoomiyaha cusub ee loo soo magaacbay Degmada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS