Hargaysa(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula yeeshay shirkii iyo dardaarankii ugu danbeeyay Golihii Wasiirada ee mudadii uu talada hogaaminayay la soo shaqeeyay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka