Daawo: Madaxwayne Siilaanyo Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Abwaan Laabsaalax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwayne Siilaanyo Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Abwaan Laabsaalax
December 12, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo aya maanta shahaado sharaf gudoonsiiyay Abwaanka Caanka ah ee Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS