|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Muuse Biixi Muxuu ka Yidhi In Qof Walba Uu Sheego Hantidiisa Marka Xilka Uu Qabanayo?;
December 14, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Dib Umilicso Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Xiligii uu ku jiray ololaha doorashada madaxtooyada Ayaa Mar su,aal laga wadiiyay gaar ahaan doodii BBCda Taasi Oo Dulucdeedu Ahayd sidii Loo Xakamayn Lahaa Musuq Maasuqa ayaa madaxwaynaha Cusub Ee doorashadii somalilandku guulaystay Wuxu Jawaab fiican ka Bixiyay Su,aashii la Waydiiyay!! Oo u dhiganyd Sidan; SU,AASHA WARIYAHA “Sida uu ka Dhawaajiyay Cabdirraxmaan Musoow Ee ah In Qofwalba in Uu Sheego Hanta uu leeyhay Marka uu Xilka Qabanayo? Hadii Aad Guulaysato Ma Samayn Doontaa??, Walow uu Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland qeexayo Sida loo ilaalinayo Hantida Umada iyo sidoo kale Xiliga Uu murashax kastaa diwaangalinayo hantidiisa uu gaar u leeyahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA JAWAABTA UU KA BIXIYAY MUUSE BIIXI;
Related posts:Tirada Dadka Ku Dhintay 16 Weerar Oo Al-shabaab Ku Qaadday Kenya 2-dii Bilood Ee Sannadkan Oo La Sha... Xildhibaan Gavin Williamsom Oo Booqasho Ku Tagay Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha ... Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Dhamaan Dadkii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakda Wararka Qodaalnews... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|