DAAWO; Iskaashatada Muruq- Maalka Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Salma Group Ee Soo Dajisa Badeecooyinka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Iskaashatada Muruq- Maalka Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Salma Group Ee Soo Dajisa Badeecooyinka.
December 22, 2017 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Iskaashatada Muruq Maalka Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Ayaa Cabasho Xoogan Kamuujiyay Nidaam ay shaqada kaga xiirayso Shirkada Salma Group Ee Soodajisa Badeecooyinka.

muruq maalka wajaale

Xubnahan ku hadlaayay Afka Ururka Muruq Maalka Ee Magaalada Tog Wajaale kuwaasi oo baaq udiray wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ay usoo jeediyeen in ay deg deg wax uga qabato cabashadoodan.

 

COMMENTS
LINKS