DAAWO; Imaamka Masjid Jaamaca Gabiley Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Fa,iidada Wax Soo Saarka Dalku Leedahay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Imaamka Masjid Jaamaca Gabiley Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Fa,iidada Wax Soo Saarka Dalku Leedahay.
December 22, 2017 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Imaamka Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley Sheekh Xasan Jaamac ayaa maanta khudbadii Salaada Jimacaha kusoo qaatay faa,iidada uu wax soo saarku uleeyahay dalka iyo dadka sidoo kale Sheekh Xasan ayaa fariin udiray Ganacsatada Dalka Dibadiisa kasoo Waarida Badeecooyinka kala Duwan.

COMMENTS
LINKS