|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Daraasad Ku Samaynayaan Waxyaabihii Keenay Guuldarada Xisbiga.
December 10, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii u Horaysay ka hadlay Arimo dhowr ah Isagoo sheegay in Daraasad lagu Samaynayo Waxyaabihii Sobobay Guuldarada Xisbiga ee dorashada Madaxtooyada. Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa ka hadlay in ay ka xisbi ahaan ka qaybgalayaan Xaflada xilwareejinta iyo dayn Xaddhaafa oo lasheegay in ay Xukuumada Siilaanyo ku Wareejinayso xukuumada Muuse Biixi. Muxuuse ka yidhi Shirka ay ku Baaqeen Qaarkamida Madax dhaqameedka somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’ Related posts:Weftiyada Beelaha Koonfurta Iyo Bariga Sanaag Oo Hargeysa Kusoo fool leh Iyo Kala Qaybe Sanaan Ka Mu... Daawo:Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Oo Ka Hadlay Dhacdadii Xalay Lagu Dhaawacay ... DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Shacabka Reer Tog Wajaale Kala Qaybgalay Salaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|