DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Daraasad Ku Samaynayaan Waxyaabihii Keenay Guuldarada Xisbiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Daraasad Ku Samaynayaan Waxyaabihii Keenay Guuldarada Xisbiga.
December 10, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii u Horaysay ka hadlay Arimo dhowr ah Isagoo sheegay in Daraasad lagu Samaynayo Waxyaabihii Sobobay Guuldarada Xisbiga ee dorashada Madaxtooyada.

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa ka hadlay in ay ka xisbi ahaan ka qaybgalayaan Xaflada  xilwareejinta iyo dayn Xaddhaafa oo lasheegay in ay Xukuumada Siilaanyo ku Wareejinayso xukuumada Muuse Biixi. Muxuuse ka yidhi Shirka ay ku Baaqeen Qaarkamida Madax dhaqameedka somaliland.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’

COMMENTS
LINKS