Daawo: Hay,adda Shaqaalaha Oo Shaacisay 21 Shaqaale Oo Loo Baahan Yahay Iyo Shuruudaha Laga Rabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Hay,adda Shaqaalaha Oo Shaacisay 21 Shaqaale Oo Loo Baahan Yahay Iyo Shuruudaha Laga Rabo
December 25, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Hay,adda Shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa shaaciyay in kaalmooyin shaqo ay ka banana yihiin hayada shaqaalaha dawlada isla markaana loo baahan yahay 21 qof.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS