Daawo: “Go,aankii Hore Ee Uu Xisbiga Waddani Ka Qaatay Doorashadii Halkeedii Ayuu Taagan Yahay”.Xuseen Axmed Caydiid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Go,aankii Hore Ee Uu Xisbiga Waddani Ka Qaatay Doorashadii Halkeedii Ayuu Taagan Yahay”.Xuseen Axmed Caydiid
December 24, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Xuseen Axmed Caydiid ayaa faah-faahin ka bixiyay qodobadii ka soo baxay kulankii maanta ay wada qaateen Madaxwaynaha Somaliland iyo Murrashaxa Xisbiga Waddani.Waxaana uu sidoo kale sheegay in Go,aankii hore ee uu Xisbiga Waddani ka qaatay Doorashadii uu wali halkeedii taaagan yahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS