DAAWO; Dr Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Muj Ibraahim Maygaag Samatar Oo Buug Laga Qoray Hargaysa lagu Soo Bandhigay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dr Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Muj Ibraahim Maygaag Samatar Oo Buug Laga Qoray Hargaysa lagu Soo Bandhigay,
December 30, 2017 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N) Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa xalay khudbad ka jeediyey madal lagu soo bandhigayay buug Uu  qoray Boobe Yuusuf Ducaale isla markaana laga Qoray Taariikhda Mujaahid Ibraahim Maygaag Samatar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS