Daawo: Baraf Aad U Xoogan Oo Ka Da’ay Magaalada London Iyo Saamayn Uu Ku Yeeshay Soomaalida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Baraf Aad U Xoogan Oo Ka Da’ay Magaalada London Iyo Saamayn Uu Ku Yeeshay Soomaalida
December 10, 2017 - Written by Reporter:

London(W,N)-Magaalada London ayaa waxaa ka da,ay baraf xoogan oo saamayn ku yeeshay qaar kamid ah garoomada diyaradaha,Sidoo kale barafkan ayaa waxaa uu samayn wayn uu ku yeeshay Soomaalida ku nool Magaalada London.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS