Daawo: “Anigu Xukuumadda Cusub Xil Kamaan Doonayn”..Jamaal Cali Xuseen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Anigu Xukuumadda Cusub Xil Kamaan Doonayn”..Jamaal Cali Xuseen
December 16, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay sababta Uu uga mid noqon waayay Xukuumada Cusub,Waxaana uu sidoo kale sheegay in aanu ka tanaasulin hankiisii Murashaxnimo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/BuakTPuB-hM

COMMENTS
LINKS