Daawo: Abwaan Laabsaalax Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xilwareejintii Wasaarada Warfaafinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abwaan Laabsaalax Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xilwareejintii Wasaarada Warfaafinta
December 20, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax ayaa khudbad qiimo leh oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay xilwareejintii Wasaarada Warfaafinta,Waxaana uu sidoo kale dar daaran u soo jeediyay Wasiirka Cusub ee loo soo magaacabay Wasaarada Warfaafinta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/yXUY_qNc9wA

COMMENTS
LINKS