|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadiid Si Qarsoodi Ah Ay Masuuliyiinta Hay’adda Hello-Trust Uga Saarayeen Dalka
December 7, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan gaadiid ay leedahay hay’adda Helloo Trust oo ka shaqaysa Miino Baadhista,kuwaas oo la doonayay in si qarsoodi ah dalka looga saaro loona geeyo dalka Somaliya. Waxaana gaadiidkan ay ciidamada Boolisku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo ka talaabaya kaantaroolka bari ee magaalada Hargeysa,waxaana ay hadda darawaliintii waday gaadiidka qaarkamid ah iyo gaadiidkiiba ay ku xidhan yihiin xarunta dambi-baadhista Somaliland ee C.I.D-da. Related posts:Daawo-Munaasibadda Midawga Isbedel-Doonka Somaliland Ee Samadoon Iyo Xisbiga Ucid Oo Maanta Ka Dhacd... Nuxurka Qodobo Uu Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday Boqortooyada Sucuudigu Inay U Fuliso Si Uu Uga Mid No... Daawo:Jilaaga Wayn Reer Burco Sooraan Oo Ku Amaanay Hogaamiyayaasha Ismaamulka Somalida Itoobiya Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|