|
|||||
WAJAALE NEWS
Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Kulamo Uu La Yeeshay Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland Iyo Hogaamiyaasha Xisbiyada Mucaaridka
December 3, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Hogaamiyaha Khaatumo Prof” Cali Khaliif Gallaydh ayaa faah-faahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka,Sidoo kale waxaa uu sheegay in kulamadaasi ay ku saabsanaayeen heshiiskii labada dhinac ee Somaliland iyo Khaatumo dhowaan ku kala saxeexdeen magaalada Caynabo. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka Related posts:DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Dareen Celiyay Hadalkii Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale... Kulankii Maanta Dhexmaray Gudiyada Labada Dhinac Ee Isku Hayey Mooshinkii Madaxtooyada Laga Soo Riix... Xisbiga Ucid Oo Xukumadda Ku Eedeeyay Inay Xadhig Siyaasadaysan Kula Kacday Hogaanka Ururka JIIDALI COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|