|
|||||
WAJAALE NEWS
Cali Cabdalla Saalax iyo Xuutiyiinta Oo Ku Dagaalamaya Magaalada Sanca
December 2, 2017 - Written by Reporter:Wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay ‘in bog cusub la furo’ haddii isbahaysiga uu Sacuudigu hogaaminayo ay xannibaadda ka qaadaan waqooyiga Yemen, ayna joojiyaan weerarrada. Hadalkiisa ayaa yimid ayadoo maalintii 4aad ayuu dagaal kharaar ku dhex marayo magaalada Sanca xoogag isaga u daacad ah iyo dagaallamayaasha Xuutiyiinta ee Iran ay taageerto.
Dadka magaalada ayaa sheegaya in dagaal wadooyinka la isku eryanayo uu socdo, ayadoo labada dhinacna uu dareenku aad u kacsan yahay. Waxay kaloo sheegeen in qaraxyo laga maqlayo koofurta magaalada oo ay u badan yihiin qaraabada Cali Cabdalla Saalax. Dagaalka ayaa billwoday Arbacadii markii taageerayaasha madaxweynihii hore ay ku eedeeyeen Xuutiyiinta inay jebiyeen dhismaha masaajidka magaalada ugu weyn. Related posts:Taliye Kuxigeenka Ciidanka Dab-damiska Oo Dacwad Ka Gudbiyay Taliyihiisa Kadib Markii Uu Shaqada Ka ... Maayarka Magaalada Gabiley Oo Markale Nasiib Uhelay In Uu Ku Tartamo Lambarka#201# Eu Uu Ku Tartamay... Dawlada Maraykanka Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Qabato Doorashada Madaxtooyada Iyo Taalaabo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|