Badhasaabkii Hore Maroodijeex Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Xukuumada Cusub, Eedo Culusna U Soo Jeediyay Maxamuud Xaashi
December 16, 2017 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Badhasaabkii hore Gobolka Maroodijeex Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa ka hadlay Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay Madaxwayne Muuse Biixi,Waxaana uu sidoo kale eedo culus u soo jeediyay Wasiirkii Hore Madaxtooyada Maxamuud Xaashi.