Badhasaabka Gobolka Togdheer Iyo Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Oo Hadalo Hanjabaado Ah Warbaahinta Isu Mariyay
December 6, 2017 - Written by Reporter:
Burco,(W,N)-Badhasaabka Gobolka Togdheer iyo Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Togdheer ayaa khilaaf adag soo kala dhex galay,waxaana ay labadan masuul warbaahinta isku mariyeen hadalo hanjabaado ah.