Axmed Yuusuf Yasiin Oo Sheegay In Ay Saameyn Yeelatay Maqnaashihii Xisbiga Waddani Ee Caleemo Saarkii Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Axmed Yuusuf Yasiin Oo Sheegay In Ay Saameyn Yeelatay Maqnaashihii Xisbiga Waddani Ee Caleemo Saarkii Muuse Biixi
December 14, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Madaxwayne Ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Sheegay In Ay Saameyn wayn Yeelatay Maqnaashihii Xisbiga Waddani Ka Maqnaaday Caleemo Saarkii Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS