|
|||||
WAJAALE NEWS
Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
November 30, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Munaasibad lagu waynaynayo dhalashada Nabigeenii suubanaa (NNKH) ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa,Waxaana ka soo qayb galay Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxwayne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin,Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, Culimaa Udiinka Dalka, Salaadiin, Abwaano iyo Ardayda waxka barata Madaariista kala duwan ee magaalada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka Related posts:Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbiga wadani ee waqooyiga ameerika Suhuur Xassan Abiib oo tacsi u dir... “Wadaadada Shiicada Inooga Waramaya Horta Iyagu Lilaahi Ma Yihiin Mise Waa Qandaraas Yar Oo Sucuudi... Siyaasi Waran cade Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Igad, Sheegayna In Somaliya Aanay Daac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|