Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Xayiraadii Ka Qaaday Telefiishanka Kalsan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Xayiraadii Ka Qaaday Telefiishanka Kalsan
November 20, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N):-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in xayiraadii laga qaaday telefiIshanka Kalsan oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha somaliland oo ay hore u xayirtay.

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa lagu shaaciyey in xukuumadu ay fasaxday shaqadii uu telefishankaasi ka qaban jiray somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Akhri Waraaqda

 

 

23805722_1462553810526691_919006358_n

 

COMMENTS
LINKS