Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimi Dhaqaalihii Dawlada Hoose
November 25, 2017 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Xoghayaha Dawlada Hoose Hargaysa ayaa ka hadlay hoos u dhac ku yimi dhaqaalihii Dawlada Hoose,Sidoo kale waxaa uu ka hadlay khilaaf soo kala dhex galay Maayirka iyo qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka.