Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimi Dhaqaalihii Dawlada Hoose | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Ku Yimi Dhaqaalihii Dawlada Hoose
November 25, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Xoghayaha Dawlada Hoose Hargaysa ayaa ka hadlay hoos u dhac ku yimi dhaqaalihii Dawlada Hoose,Sidoo kale waxaa uu ka hadlay khilaaf soo kala dhex galay Maayirka iyo qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS