Xog Cilmi Baadhis Hayada Tayada Cuntooyinka Caanaha Aduunka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xog Cilmi Baadhis Hayada Tayada Cuntooyinka Caanaha Aduunka
November 8, 2017 - Written by Reporter:

Abuurmay suuqyada ganacsi ee gobalada somali land kadib markii ay hayada tayada dalku keentay machine lagu baadhaya noocyada tayada cuntooyinka

 

Buux(46)

Cilmi badhis caafimaad oo lagu   hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida  caanaha,  food stuf  rashinka dalalka soo saara ee ka diwaan gashan  hayada hubinta tayada caanaha  aduunka ee dalka Switzerland  geneva who ayaa lagu ogaaday in  caanaha  anchor spot in general trading  co  ay  u wanaagsan yahiin caafimaadka  fayaqabka  cabista caanaha ee dadka waawayn iyo dhalaanka marka badhis cafimaad lagu sameeyey caanaha iyo noocyada maadoyinka  ay ka  kooban yahiin iyadoo shirkadaasi  oo ay ka diwaan gashantahay hada dhawrista tayada ee aduunka  fadhigeeduna yahay dalka Switzerland geneva mudo 67sano  halka ay soo raacan caanaha coast iyo NIDO

Walaac abuuray  xiisad ka dhex

Abuurmay suuqyada ganacsi  ee gobalada somali land kadib markii ay hayada tayada dalku keentay machine lagu baadhaya noocyada tayada cuntooyinka  caanaha rashinka daawada dalka dibada looga keeno  oo inta badan caanaha dalka dibada uga yimaada  aanay ahayn  caano samayskoodu  wanaagsanayn marka loo tixraaco dalalka soo sameeya  iyo sifaha sharci caafimaad ee dalka  dibada ugaga yimaadan

Caanaha samayska milk bowder

Caanaha samayska oo lagu diyaarayo  iskudar kiimiko oo badan waqtiga diyaarinta warshadaynta  iyo caanaha  xoolaha qaybo ka mid ah inkastoo caanaha ugu badan laga soo saaro dalalka newsland holand etc

Caanaha marka la diyaarinaayo  samayskooda waxa lagu adkeeya  noocyo ka mid ah jaandiga  si caanahu u adkaadan  caanaha waxa loo baahan yahay in ay ahaadan caano isku dheelitiran  noocyada samayskoodu  ee ay  ka kooban yahiin  si aanay waxyeelo caafimaad usoo  gaadhsiin dadka isticmaalaya  waqtiga cabista waxa kale ee loo baahan yahay in ay u dhamaystiran yahiin  sifahii sharci  caafimaad ee looga baahan yahay  dhamaan dawladaha soo sameeya ama warshadaha  si loola socdo tayada fayadhowr ee isticmaalkooda

Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda  hadana inta badan  caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc  dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka  chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey  noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha  dalka ama airport

Waqtigii dawladii hore ee soomalia  ganacsigu wuu xadidnaa inta badan  waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed  oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay  ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta  caafimadka  bulshadooda waa macash  raadin degdega ah

Caanaha waqtigaa dalka iman jiray waxay ahaayen 3 nooc   oo caano ah anchor spot in  trading company    coast  nido  oo  ka iman jiray  dalal lala socdo tixraacoda waxsoosaar ee caafimaad caanahaas oo leh waraaqihii caafimaadka  dalka soo sameeya

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

 

COMMENTS
LINKS