Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xayiraadda Xukuumadda Somaliland Ku Soo Rogtay Telefeeshinka Kalsan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xayiraadda Xukuumadda Somaliland Ku Soo Rogtay Telefeeshinka Kalsan
November 5, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Afhayeenka xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay xayiraada ay xukuumadda SOmaliland kusoo rogtay telefeeshinka Kalsan,waxaana uu si cad u beeniyay warar laga baahiyay xisbiga WADDANI oo ku saabsan in lacago ay siisay dawlada Somaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS