Hargeysa(W,N)-Xildhibaan Tima-cadde oo kamid ah golaha deegaanka Hargeysa kana mid ah Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumaddu kula kacday,waxaana uu ka dhawaajiyay inaanu ka hadhayn cidii ka danbaysay xadhigiisa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka