Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Kulan La Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibada Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Kulan La Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibada Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay
November 19, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa kulan casho sharaf ah ku qaabilay safiirada somaliland u fadhiyay wadamada Dibada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS