War Saxaafadeed; Doorashada Somaliland: Bayaan Ay Soo Wada Sareen Hay’adaha Caalamiga Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Saxaafadeed; Doorashada Somaliland: Bayaan Ay Soo Wada Sareen Hay’adaha Caalamiga Ah.
November 9, 2017 - Written by Editor:

Nuxurka warsaxaafadeed ay soo wada saareen haadayaha caalamiga iyo sidoo kale waldaha somaliland ka taageera doorashada

9 November, 2017

Wafdi heer sare ah oo ka socda hay’adaha caalamiga ah ayaa booqan doona 12-

ka ilaa iyo 14-ka bisha November Hargaisa, Somaliland.

Ujeedada booqashadu waa in anu muujino wadidda ka qaybgalka iyo

dhiirigelinta xooggan ee geedi socodka ku-meel-gaadhka ah ee dimuqraadiyada

Somaliland iyo in taas macnaheedu yahaay in ay doorasha madax-banaan, oo

loo dhan yahay. laguna kalsoonan karo oo daahfuran ay ka dhacdo Somaliland

13ka Bisha November.

Wafdigan heerka sara ah maahan wafid indha-indheynta doorashada Somaliland

mana matalaan gudi qas ah oo kormero doorashada madaxweynaha ee

Somaliland.

EU PRESS

Wada-hawalgalyaasha Caalamiga ah waxaay ku qanacsan yihiin horumarka

diyaarinta doorashooyinka waxayna ku boorinayan in ay Guddiga

Doorashooyinka Qaranka sii wadaan shaqadooda wanagsan. Waxay sidoo kale

ugu baaqayan xisbiyada siyaasadda inay ka qaybgalan doorashooyinka si

habboon o nabadad ah. Marka la eego qaabka iyo nidaamyada sharci ee la

dejiyaay, si ay u hoggaansamaan go’aamada hay’adaha madax banana iyo inaay

siyaan Guddiga Doorashooyinka Qaranka waqti iyo nafaaska ay ubaahan tahay

marka codbixintu dhamaato si ay natijada ugu dhawaaqan. Waxay sidoo kale ku

boorinayan dhamman daneeyayasha in ay ixtiraaaman doorka saxaafadda ama

warbaahinta ee wargelinta dadweynaha iyo si kor loogu qaado daahfurnaanta

iyo kalsoonaanta geeddi-socodka doorashada.

Waxaay sidoo kale aaminsan yihiin in doorashadani ay tahay mid fursad u leh

Somaliland inay xoojiso aqoonisgeeda dimuqraadiga ah ee horumarka faa’iidada

Somaliland.

Qoraalkan waxaa saxiixay wadamada kala ah: Belgium, Denmark, the European

Union, Finland, France, Germany, The Netherlands, Norway, Sweden, Switzerland, United

Kingdom and United States of America

COMMENTS
LINKS