War-Deg-Dega: Wasiirka Wasaarada Boostada Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Saacadaha Soo Socda La Filayo In Uu Iscasilo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega: Wasiirka Wasaarada Boostada Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Saacadaha Soo Socda La Filayo In Uu Iscasilo
November 8, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mustafe Faarax Abraar  ayaa la filayaa In uu saacadaha soo socda Is Casilo sida ay tibaaxayaan ilo wareedyo xogogaal ah oo ay heshay Shabakada Wararka ee Wajaalenews.net. Waxaanu  Wasiirkani kaga dhawaaqi doonaa iscasilaadiisa xarunta Gobolka Awdal ee Boorama.

breaking-news

 

Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta  Mustafe  Faarax Abraar ayay Wararku Sheegayaan in uu gabi ahaanba ka bixi doono xukuumada gabalkeegu dhacay ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne Silaanyo iyo sida oo kale in uu ka bixi doono Xisbul Xaakimka Kulmiye walina macada xisbiga uu ku biiri doono balse Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in uu hore warqada is casilaada ugu gudbiyay madaxwaynaha Somaliland,Walina ma cada in uu aqbalay madaxwaynuhu warqadan is Casilaada.Dhanka kale waxa la filayaa in ay is casilaan masuuliyiin kale saacadaha soo socda

 

Kala Soco Shabakada Wararka Wajaalenews.net Wixii Warar Ee Ka Soo Kordha

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

 

 

COMMENTS
LINKS