Hargeysa(W,N)-Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay kaadhadh tiro badan oo sifo sharci daro ah looga iibsanayay dadkii lahaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka