Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Hargeysa Oo Wacdaro La Yaable Ku Soo Khatimay Maalinta Toddobaad Ee Ololaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Hargeysa Oo Wacdaro La Yaable Ku Soo Khatimay Maalinta Toddobaad Ee Ololaha
November 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee ku dhaqan Caasimadda Hargeysa, ayaa isu soo baxyo aan kala hadh lahayn ku gunaanaday maalinta Toddobaad ee ololaha Xisbiga oo maanta ku beegan.
Taageerayaashan oo isaga yimi daafaha kala duwan ee degmooyinka caasimadda Hargeysa ka kooban tahay, ayaa iyaga oo sida daadka u socod kusoo maray shaaricyada magaalada, waxana ay markii dambe isugu soo biyo shubteen xarunta Khayriyada Hargaysa,Waxaana khudbado u jeediyay masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Waddani.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
LINKS