Taageerayaasha Xisbiga Waddani Oo Cududooda Ku Muujiyay Khayriyada Magaalada Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Xisbiga Waddani Oo Cududooda Ku Muujiyay Khayriyada Magaalada Boorama
November 7, 2017 - Written by Reporter:

Borama,(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee ku dhaqan Magaalada Boorama ayaa maanta wacdaro ka dhigay magaalada Boorama,iyaga oo kumanaan taageerayaasha Xisbiga Waddani ay iskugu soo baxeen fagaaraha Khayriyada Boorama.Waxaana khudbaado u jeediyay masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Awdal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

COMMENTS
LINKS