Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Dhoolatus Balaadhan Soo Bandhigay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Dhoolatus Balaadhan Soo Bandhigay
November 7, 2017 - Written by Reporter:

Tog.Wajaale,(W,N)-Kumanaan kamid ah Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee ku dhaqan Magaalo Xuduudeedka Tog.Wajaale ayaa saaka isu soo baxyo balaadhan ku muujiyay Taageerada ay u hayaan Xisbiga Waddani,Waxaana isu soo baxyadaa Taageerayaasha kala qayb galay Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Waddani oo khudbado dhinacyo badan taabanaya u jeediyay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/QBmy-cYp3XU

COMMENTS
LINKS