Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Isu Soo Baxyo Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Isu Soo Baxyo Baaxadle Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa
November 8, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Taageerayaasha Xisbiga mucaaridka ah Ee Ucid ee Magalaada Hargaysa, ayaa isu soo baxyo baaxad leh kaga qaybgalay maalinta todobaad ee Ololaha Xisbiga Ucid oo maanta ku beegnayd. Taageerayaashan oo kusoo labbistay astaanta Xisbiga Ucid, qaybo jidhkooda kamid ahna kusoo xardhay,Ayaa Waxana fagaaraha beerta xoriyada Hargaysa kala hadlay masuuliyiinta sar sare ee xisbiga.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

 

COMMENTS
LINKS