Roob Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Degmada Widh-widh Ee Gobolka Buuhoodle | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roob Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Degmada Widh-widh Ee Gobolka Buuhoodle
November 2, 2017 - Written by Reporter:

Widh.widh,(W,N)-Degmada Widh-widh oo ka tirsan gobolka Buuhoodle ayaa waxaa ka da’ay roob mahiigaan ah oo maasheeyey deegaankaasi.Sidoo kale waxaa uu ka Da,ay Deegaano ay ka mid yihiin, Baliharac,Dhalaame-cune,Bayaal,Arawayn,Geed dheer,Balcad Iyo Deegaano kale oo Fara badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS