Rag Cadaalad Wayay Sidi Cawusha Kala Yac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Rag Cadaalad Wayay Sidi Cawusha Kala Yac
November 20, 2017 - Written by Reporter:

cadaalada laga doonayina cadaalada daro samayiso sida maanta wadanka kajirta oo xukumadi iyo koomishanki loo sameeyey

pen2(184).jpg

 

bismilahi raxnani raxim waxan salamaya dhaman bulshada somaliland ee xalasha waxayinu ognahay oo lawada socon dalka waxa kadhacay doorasho doorashadaso lafilayay inay noqoto doorasho xalaala oo qof waliba codkisa kudhibto xisbigu doinayana kusiyo hadaba taasi May dhicin oo wayinu ognahay waxa dalka kadhacay inay kaduwantahay sidi loogu talagalay.bulshada somalilanada waa bulsho nabad jecel oo isutashata xalad walba hadaba waxa is wayudinle nabad galyada sida lagu helaya ama nabad galyadu tis qada marka cadaalad lawayo oo cidi cadaalada laga doonayina cadaalada daro samayiso sida maanta wadanka kajirta oo xukumadi iyo koomishanki loo sameeyey inay xisbiyada u xaq sooran oo dheex dhexad kanoqdan ay cadaalad daradi iyo dulmigi iyagu ugu horeeyan wax nabad galyo layidhahado imanayisa majirto dalkan iyo dadkana meel foog ba laga doonaya.sababto ah cadaaladba dadka iyo dalkaba deeqda cidkasta oo nabad galyada danayinayisana waxan usheegaya in cadaalada looso noqdo an ahayin wixi dhaca masuuliyadeda waxa iskale xukumada iyo koomishanka qaranka

COMMENTS
LINKS