|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Doorashadii Somaliland Ka Dhacday 13-kii November
November 30, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay taageero ka gaysato dib u bilaabista wada hadaladii Somailand iyo Somaliya,kadib doorashada madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland loo doortay Muuse Biixi Cabdi. War-saxaafadeed uu xafiiska UNSOM ee qaramada midoobey soo saaray wuxuu ku sheegay inuu shacabka somaliland iyo madaxwaynaha la doortayba ku bogaadinayo doorashadii wanaagsanayd ee ka qabsoontay Somaliland 13-kii November,waxaana war-saxaafadeedkani uu u qornaa sida tan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|