|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Doorashadii Somaliland Ka Dhacday 13-kii November
November 30, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay taageero ka gaysato dib u bilaabista wada hadaladii Somailand iyo Somaliya,kadib doorashada madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland loo doortay Muuse Biixi Cabdi. War-saxaafadeed uu xafiiska UNSOM ee qaramada midoobey soo saaray wuxuu ku sheegay inuu shacabka somaliland iyo madaxwaynaha la doortayba ku bogaadinayo doorashadii wanaagsanayd ee ka qabsoontay Somaliland 13-kii November,waxaana war-saxaafadeedkani uu u qornaa sida tan. Related posts:Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Ka Xogwaramay Xaqiiqada Raadka Shidaal Ee La... Khabiir Maraykan ah oo Wax Laga Weydiiyey Mawqifka Aqoonsiga Somaliland ay ka Taagan Yihiin Dawladah... DAAWO; Xisbiga Waddani Oo Ka jawaabay Eedo Uga Yimid Xukuumada Taxayna Dhaliilo Iyo Musuqmaasuqa ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|