Qaar Ka Mid Ah Goobjoogeyasha Caalamiga Ah Ee Doorashada Somaliland Oo Ka Waramay Waxay La Kulmeen.
November 14, 2017 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Qaar kamid ah goob joogayaasha caalamiga ah ee Somaliland u yimi kormeerida doorashadii dalka ka dhacday ayaa ka hadlay waxyaalihii ay ku soo arkeen intii ay kormeerka ku jireen.