Murrashaxiinta Madaxwayne Ku-xigeenada Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Oo Fariin Si Wada Jira Ugu Direy Bulshada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashaxiinta Madaxwayne Ku-xigeenada Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Oo Fariin Si Wada Jira Ugu Direy Bulshada Somaliland
November 12, 2017 - Written by Reporter:

Borama(W,N)-Murrashaxiinta madaxwayne ku xigeenada xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE ayaa maanta si wada jira fariin ugu diray bulshada Somaliland oo ay ugu baaqeen inay si nabada u coddeeyaan maalinka bari ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS