Murrashax Cirro Oo Khudbad U Jeediyey Kumanaan Ka Mid Ah Taageerayaasha Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashax Cirro Oo Khudbad U Jeediyey Kumanaan Ka Mid Ah Taageerayaasha Xisbiga Waddani
November 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Murrashaxa xisbiga WADDANI ayaa saaka khudbadiisii ugu danbeysay waxa uu u jeediyey kumanaan iyo kumanaan taageerayaasha xisbiga WADDANI ah oo iskugu soo baxay fagaaraha khayriyada Hargeysa,waxaana murrashax Cirro uu si adag u durey murrashaxiinta Muuse Biixi Cabdi Iyo Faysal Cali Waraabe.

Halkan Hoose Ka Daaow Muuqaalka Warka

 

COMMENTS
LINKS