Murrashax Cirro Oo Caawa Booqday Xaafadda Daami Ee Hargeysa Bulshada Ku Nool-na Ballan Qaad Wayn U Sameeyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashax Cirro Oo Caawa Booqday Xaafadda Daami Ee Hargeysa Bulshada Ku Nool-na Ballan Qaad Wayn U Sameeyey
November 12, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga WADDANi Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa caawa booqday xaafadda Daami ee Magaalada Hargeysa,waxaana uu ballan qaad wayn u sameeyey bulshada xaafadaasi.

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS