Muj Boobe Yuusuf Ducaale Oo Fariimo Kala Duwan U Diray Madaxwaynaha Cusub Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Boobe Yuusuf Ducaale Oo Fariimo Kala Duwan U Diray Madaxwaynaha Cusub Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro
November 24, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Doorashadii ka dhacday Somaliland,Waxaana uu Fariimo kala duwan u diray Murrashaxiintii ku tartamaysay Doorashadaasi,Sidoo kale waxaa uu isla fariin dardaarana uu u diray Madaxwaynaha Cusub ee la doortay Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS