Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH)
November 30, 2017 - Written by Reporter:

Gabiley,(W,N)-Magaalada Gabiley waxaa maanta lagu qabtay Munaasibad lagu xusayay dhalashada Nabigeenii suubanaa (NNKH),Waxaana ka soo qayb galay Masuuliyiinta Gobolka Gabiley,Culimaa Udiin iyo Dadwayne tiro badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

wjn-xayaysiis

COMMENTS
LINKS