Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Wakiillo Ka Mid Ah Guddiyadii Ololaha KULMIYE Ee Gobollada Dalka
November 25, 2017 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah maanta la qaatay Wakiillo ka mid ah Guddiyadii Ololaha Xisbiga KULMIYE ee Gobollada Dalka Somaliland.