|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Mugabe Oo Wacad Ku Maray In Uu Xilka Sii Hayn Doono
November 20, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-)Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa wacad ku maray in uu awoodda sii hayn doono dhowr todobaad ,iyada oo uu sii kordhayo cadaadiska lagu hayo ee ku aadan in xilka uu ka dago.
Awoodda Mugabi ayaa wiiqantay tan iyo intii ay militariga soo faragaliyeen muranka ku saabsan cidii badali lahayd Mugabe. Related posts:Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Hargeysa oo Ka Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin iyo Far... Madaxwaynaha Oo Ku Fool Leh Gabiley Iyo Dadwaynaha Oo Ka Cadhaysan Baabin Ay Dawlada Hoose Ku Wado ... Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Qiimaha Shidaalka Iyo Doorka Ay ku Leedahay Shirkada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|