Madasha Wadatashiga Somaliland Oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland Iyo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madasha Wadatashiga Somaliland Oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland Iyo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi
November 6, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Madasha Wadatashiga iyo toosinta ayaa Fariin la Xidhiidha Amaaanka u diray Shacabka Somaliland,Waxaanay Shacbka ugu baaqeen in foojignaan xoogan ay ka galaan dhinaca Amaanka,Sidoo kale waxay Sadexda Murrashax ee Xisbiyada Qaranka ay ugu baaqeen in ay iyaguna ilaaliyaan Nabada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS