|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishan Way Ku Fashilmeyn Doorahsadii Waa In Laxidho Waa Hadii Sharcigu Jiro.
November 19, 2017 - Written by Reporter:Nimankaasi Waxey Geysteen Khiyaamo Qaran .Dadkiina Way Isku Direen: By Fu’aad Qawdhan
ILaahey baa mahad leh kashifey komishanka. waa niman laaluush qatey. waxey waajiba hadii sharci jiro waa in la xidho oo xabsiga la dhigo. Waxaaa dalkeenii galiyeen iyo dadkeenii riski. Waxaan u sheegayaa somaliland hadii sharci ka jiro nimankan tuugtaa ee muqmusaqa ku kacey hala xidho , walaahi hadaad ragaa komishnka taagertaan dalkeena iyo qafwalba waxuu wayayaa waxuu xaq u laha,waxaa somaliland iman doona dulmi baahsan , DAD WEYNAHA somailand waaa iney noqdaan kuwo caddalada jaceyl, oo dulmiga diidan, waxaan u sheegaya ragga maxakamada fadhiya waa iney nimankan komishnka xidhaan waa hadii caddalad jirto. Poilce ka somaliland ma dadka maskiinta uubey xidhan maxey nimankan komishnka u xidhi wayeen , waar ilaahey kabaqa oo dalka u noqda dhex, hadii kale waxa imaneysa maahmaahdii somalilda ee odhaneysey dad cadaalad wayeey kala carar sida cowshee. Waxa hubaala hadii maanta nimankaa iska qaban weydaan dulmiga dalka ku haya iyo kuwa komishinka in ilaahey mid dalina oo idin karbaasha idiin Keene doono. taasna illaahey xadiis qudsi buu ku sheegey. waar ragga laaluushka bixiyey iyo kuwa qaateyba la xidho. hadii somaliland sharci ga ku dhaqmeyso afrika waxaa looga tagaya oo dhasiis ku boqdey khayin iyo qabiil tageersan. haddana wey tukkanayaa . waar ilaahey kabaqa waa la dhimanaya oo tuugta dalka roggaya xidhan.
waa bilaahi tawafiiq waxaa qorey fuaad qawdhan. london. mr_qawdhan@hotmail.co.uk
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|