Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maamulka Puntland Fariin Digniin Ahna U Direy
November 8, 2017 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa si adag uga jawaabay hadalo kasoo yeedhay maamulka Puntland,sidoo kalena waxa uu fariin digniin ah u direy maamulka Puntland.